Ku soo dhowow, Welcome, Bienvenue, Willkommen, Salaam (to) Ipso-care

Daryeel ayaan wax u caawinnaa

Albaabka wuu furan-yahay, fadlan soo gal

Saddex waddo oo ku hageysa hannaanka la-talinta

Understanding the situation

1. Fahanka xaaladda

Wada-hadalka la-taliyaha wuxuu sii xoojinayaa fahanka. Idinkoo wada-jira ayaad heli doontaa habka ugu wanaagsan ee aad noloshaada ku horumarin karto.

2.

La-taliyaha oo kula jira waxaad sahmin doontaa sida ugu macquulsan ee aad u horumarin karto xaaladdaada. Wadiiqooyinka waxaa lagu helayaa si waafaqsan qiimahaaga shaqsiyeed, isla markaana tixgelinaya xaaladaha shaqsi, dhaqan iyo bulsho.

Managing the situation
Meaning in life

3. Macnaha nolosha

La-taliyaha oo kula jira ayaad noloshaada dib u eegeysaa oo aad sahmineysaa sida aad ugu noolaal karto nolol isku-dhafan oo dhiilli-tiran oo ku saleysan qiimahaaga shaqsiyeed, adigoo adeegsanaya awoodahaaga, aragtiyadaada iyo fikradahaaga macnaha kuu sameynaya.

Haddana aan billowno annaguu guda-galeyna qolka ammaanka ah, halkaasxogtaada shaqsiga ah oo dhan ay gaar yihiin oo lagu xafidayo.

Guda-gal
qol ammaan ah